Markos 13:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 “Bal noo sheeg waxyaalahan goorma ayey dhici doonaan? Calaamadee ayaan ku garan doonaa iney mar dhow rumoobi doonaan?” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH4 Noo sheeg, Goormay waxyaalahanu ahaan doonaan? Calaamadu maxay ahaan doontaa, goortii waxyaalahan oo dhan dhammaan u dhowaan doonaan? See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Nosheg, waẖ ẖan gormey noghonayin. Maẖay tahay insharaday kuḋaman donan waẖ ẖan kuli? See the chapterKitaabka Quduuska Ah4 Noo sheeg, Goormay waxyaalahanu ahaan doonaan? Calaamadu maxay ahaan doontaa, goortii waxyaalahan oo dhan dhammaan u dhowaan doonaan? See the chapter |