Online Bible

- Advertisements -




Markos 13:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

32 “Laakiin maalinta iyo waqtiga qiyaamaha qofna ma garanayo, xitaa malaa’igta jannada iyo Wiilku ma garanayaan, laakiin Aabaha oo kaliya ayaa garanaya.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

32 Laakiin maalintaas iyo saacaddaas ninna waxba kama oga, malaa'igaha jannada ku jira iyo Wiilka toona, midna ma oga, Aabbaha keliya maahee.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

32 Ilowse khabarki beri gas iyo saa̱ das ma jiro ghof yaghan malaigyalka i̱rka jirana ha ahate ama Wilkana, Abaha mahee.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

32 Laakiin maalintaas iyo saacaddaas ninna waxba kama oga, malaa'igaha jannada ku jira iyo Wiilka toona, midna ma oga, Aabbaha keliya maahee.

See the chapter Copy




Markos 13:32

Follow us:

Advertisements


Advertisements