Markos 13:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Cirka iyo dhulku wey dhamaan doonaan, laakiin ereyadaydu weligood ma dhamaan doonaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH31 Cirka iyo dhulku waa idlaan doonaan, laakiinse hadalladaydu ma idlaan doonaan. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)31 I̱rka iyo duniyeda wa gadomayin; hadal keygase mamodayo marna. See the chapterKitaabka Quduuska Ah31 Cirka iyo dhulku waa idlaan doonaan, laakiinse hadalladaydu ma idlaan doonaan. See the chapter |