Online Bible

- Advertisements -




Markos 13:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

30 Runtii waxaan idin ku leeyahay dadka qarnigaan wey noolaan doonaan illaa ey waxyaalahan oo dhan ka dhacaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

30 Runtii waxaan idinku leeyahay, Qarniganu ma idlaan doono intaanay waxan oo dhammi dhicin.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

30 Amin waẖan idinleyahay: Fir kan ma modayo marna tan iyo intey kanoghoneyso waẖ ẖan oḋan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

30 Runtii waxaan idinku leeyahay, Qarniganu ma idlaan doono intaanay waxan oo dhammi dhicin.

See the chapter Copy




Markos 13:30

Follow us:

Advertisements


Advertisements