Markos 13:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 “Haddaba casharkan ka barta geedka berdaha ah. Haddii ey laamihiisu curdan noqdaan oo uu caleemo bixiyo, waxaad ogaataan in roobku dhowyahay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH28 Haddeer geedka berdaha ah masaal ka garta. Intii laantiisu curdan tahay oo caleemo bixinayso, waxaad garanaysaan inuu roobku dhow yahay. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)28 Gedki tini kubarta mahmah; lan tisa kolkey u̱rdun tahay, a̱lenta ay sobaẖdey, sa wad kaseysin wakhtigi robka inu soḋowyahay, See the chapterKitaabka Quduuska Ah28 Haddeer geedka berdaha ah masaal ka garta. Intii laantiisu curdan tahay oo caleemo bixinayso, waxaad garanaysaan inuu roobku dhow yahay. See the chapter |