Online Bible

- Advertisements -




Markos 13:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

27 Wuxuuna diri doonaa malaa’igtiisa si ey aduunka oo dhan uga soo ururiyaan dadka uu doortay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

27 Markaasuu wuxuu soo diri doonaa malaa'igihiisa, oo kuwuu doortay ayuu ka soo ururin doonaa afarta jahood ee meesha dhulka ugu fog ilaa meesha cirka ugu fog.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

27 Kolkasu diri dona malaigyal kisa, asagana waẖu kasoarurinaya kuwu dortey afarta jaha, tan iyo sohdinti duniyeda tan iyo sohdinti i̱rka.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

27 Markaasuu wuxuu soo diri doonaa malaa'igihiisa, oo kuwuu doortay ayuu ka soo ururin doonaa afarta jahood ee meesha dhulka ugu fog ilaa meesha cirka ugu fog.

See the chapter Copy




Markos 13:27

Follow us:

Advertisements


Advertisements