Markos 13:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 “Waqtigaas dadku waxey arki doonaan Wiilka Aadanaha oo daruuraha ku soo dhex maraya awood weyn iyo ammaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH26 Markaasay waxay arki doonaan Wiilka Aadanaha oo daruuraha ku imanaya isagoo leh xoog badan iyo ammaan. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)26 Kolkasey arki donan Wilki Aden okusoso̱da daruraha iyo ẖog badan iyo aman. See the chapterKitaabka Quduuska Ah26 Markaasay waxay arki doonaan Wiilka Aadanaha oo daruuraha ku imanaya isagoo leh xoog badan iyo ammaan. See the chapter |