Markos 13:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Waayo waxaa imaan doona masiixyo been ah iyo nebiyo been ah, waxeyna sameyn doonaan mucjisooyin layaab leh si ey dadka ugu khiyaanaan, xitaa waxey isku dayi doonaan iney khiyaanaan Illaahey dadka uu doortay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 Waayo, waxaa kici doona Masiixyo been ah iyo nebiyo been ah, oo waxay samayn doonaan calaamooyin iyo yaabab si ay xataa kuwa la doortay u khiyaaneeyaan hadday u suurtowdo. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)22 sababti waẖa kaa̱yan kuwa iskushegan Kristo, iyo nebiyal ben waẖay subinayan inshara iyo yab, ha sirane kuwi ladoreyna sidey karan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 Waayo, waxaa kici doona Masiixyo been ah iyo nebiyo been ah, oo waxay samayn doonaan calaamooyin iyo yaabab si ay xataa kuwa la doortay u khiyaaneeyaan hadday u suurtowdo. See the chapter |