Online Bible

- Advertisements -




Markos 13:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 “Haddaba markaad aragtaan ‘Waxyaalo xun’ oo ka dhacaya meesha quduuska ah, kii wax akhriyaa ha fahmo, kadibna kuwa Yahuudiya joogaa ha u cararaan buuraha.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Laakiin goortaad aragtaan waxa baas oo hallaynta ah oo taagan meeshii uusan lahayn inuu taagnaado (kii akhriyaa ha garto), markaas kuwa Yahuudiya joogaa buuraha ha u carareen.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

14 Ilowse kolkad aragtan neba̱nti haleyska, ti ukuhadley nebi Daniel, otagan meley stahil kuaheyn, ki akhriyana ha garto, wakhtigan kuwi faḋiyan Yudea, ha ua̱raran buraha,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

14 Laakiin goortaad aragtaan waxa baas oo hallaynta ah oo taagan meeshii uusan lahayn inuu taagnaado (kii akhriyaa ha garto), markaas kuwa Yahuudiya joogaa buuraha ha u carareen.

See the chapter Copy




Markos 13:14

Follow us:

Advertisements


Advertisements