Online Bible

- Advertisements -




Markos 13:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Aniga daraadey ayuuna qof walba idiin nici doonaa, laakiin kan illaa dhamaadka adkeysta ayaa badbaadi doona.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Dadka oo dhan ayaa magacayga aawadiis idiin necbaan doona, laakiin kan ilaa ugu dambaysta adkaysta kaasaa badbaadi doona.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

13 Wana idinneba̱nayin kuli maga e̱gya daradisa, ilowse ki staẖmila tan iyo gadal ya fakanaya.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

13 Dadka oo dhan ayaa magacayga aawadiis idiin necbaan doona, laakiin kan ilaa ugu dambaysta adkaysta kaasaa badbaadi doona.

See the chapter Copy




Markos 13:13

Follow us:

Advertisements


Advertisements