Online Bible

- Advertisements -

Markos 12:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

44 Iyaga oo dhan waxey sadaqeysteen wax yar oo ka mid ah hantidoodi, laakiin iyadu waxey bixisay waxey lacag ka qabtay oo ey ku sii noolaan lahayd.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

44 Waayo, kulligood waxay kaga rideen waxoodii badnaa, iyaduse miskiinnimadeeday kaga ridday wixii ay lahayd oo dhan, xataa wixii ay ku noolaan lahayd oo dhan.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

44 sababti kuwas kuli waẖay kagariden waẖi kabatey, ilowse tan maskinima dedha ḋaẖdedha waẖay kuridey waẖay haysatey oḋan, tan iyo risighedha oḋan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

44 Waayo, kulligood waxay kaga rideen waxoodii badnaa, iyaduse miskiinnimadeeday kaga ridday wixii ay lahayd oo dhan, xataa wixii ay ku noolaan lahayd oo dhan.

See the chapter Copy

Markos 12:44

Follow us:

Advertisements

Advertisements