Markos 12:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Ciise wuxuu fariistay kasoo horjeedka meesha sanduuqa lacagta lagu rido agteeda, wuxuuna fiirinayay dadkii badnaa ee sadaqa baxsanayay. Kuwa taajir ah oo badan ayaa lacag badan ku riday. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH41 Ciise wuxuu fadhiistay meel ka hor jeedda khasnaddii, oo wuxuu eegayay sida dadku lacagta ugu ridayo khasnaddii. Qaar badan oo hodon ah ayaa wax badan ku riday. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)41 Yesu waẖu faḋistey mel kutosan sandukhi sadaghada, waẖu firiyey sidi dadka ayuguridayen laa̱gta sandukha. Tajirina badan wahay kuriden waẖ badan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah41 Ciise wuxuu fadhiistay meel ka hor jeedda khasnaddii, oo wuxuu eegayay sida dadku lacagta ugu ridayo khasnaddii. Qaar badan oo hodon ah ayaa wax badan ku riday. See the chapter |