Online Bible

- Advertisements -




Markos 12:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Kadib wuxuu u diray shaqaale kale, laakiin isagiina wey garaaceen oo madaxa ayey ku dhufteen markey aflagaadeeyeen kadibna wey direen isaga oo aan waxba wadin.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Haddana addoon kale ayuu u soo diray. Kaasay dakhreen oo ceebeeyeen.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Hadana waẖu udirey adon kale. Kas waẖay kagadakhren ḋagaẖ madaẖa, waẖay kudiren e̱b.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

4 Haddana addoon kale ayuu u soo diray. Kaasay dakhreen oo ceebeeyeen.

See the chapter Copy




Markos 12:4

Follow us:

Advertisements


Advertisements