Markos 12:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Tan labaad, ‘Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida aad adigu isku jeceshahay.’ Amarro kuwan ka weyn ma jiraan.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH31 Ku labaad waa kan, Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida naftaada. Qaynuun kale oo kuwan ka weyn ma jiro. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)31 Kan labadna wa uegyahay; Uje̱low jiran kaga sidi naftadha. Ma jiro amar kale okaweyn kuwan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah31 Ku labaad waa kan, Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida naftaada. Qaynuun kale oo kuwan ka weyn ma jiro. See the chapter |