Markos 12:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Illaahey markii uu kuwa dhintay soo sarakiciyo ma guursan doonaan lamana guursan doono, waxeyna noqon doonaan sida malaa’igta jannada ku jirta. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH25 Waayo, goortay kuwii dhintay ka soo sara kacaan layskuma guursado, guurna layskuma siiyo, laakiin waxay yihiin sida malaa'igaha jannada ku jira. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)25 Sababti kolkey kasonoladan meydadka, ma gursanayin lamana gurinayo, ilowse wa sidi malaigyalka i̱rka jogan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah25 Waayo, goortay kuwii dhintay ka soo sara kacaan layskuma guursado, guurna layskuma siiyo, laakiin waxay yihiin sida malaa'igaha jannada ku jira. See the chapter |