Markos 12:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Kadibna Ciise wuxuu iyagii ku yiri, “Siiya Kaysar wuxuu Kaysar leeyahay, Illaaheyna siiya wuxuu Illaahey leeyahay.” Aad ayey ula yaabeen isaga. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH17 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Kaysar siiya wixii Kaysar leeyahay, Ilaahna siiya wixii Ilaah leeyahay. Wayna ka yaabeen. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)17 Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Uguda kaysarka waẖu kaysarka leyahay, iyo Ilahey waẖu Ilahey leyahay. Ad bey uguyaben. See the chapterKitaabka Quduuska Ah17 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Kaysar siiya wixii Kaysar leeyahay, Ilaahna siiya wixii Ilaah leeyahay. Wayna ka yaabeen. See the chapter |