Online Bible

- Advertisements -




Markos 11:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Dad badan ayaa maryahoodii wadada goglay kuwa kalana laamo ey beeraha kasoo gooyeen ayey wadada dhigeen.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Dad badan baa dharkoodii jidka ku goglay, kuwa kalena laamo ayay beeraha ka soo jareen oo jidka ku gogleen.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Dad badan waẖay kufidiyen marya hodha jidka, gharna waẖay kagoyen gedaha lama oyḋigen jidka.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

8 Dad badan baa dharkoodii jidka ku goglay, kuwa kalena laamo ayay beeraha ka soo jareen oo jidka ku gogleen.

See the chapter Copy




Markos 11:8

Follow us:

Advertisements


Advertisements