Markos 11:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Markaas ayey ugu jawaabeen sidii uu Ciise iyaga ku yiri, dadkiina wey u ogolaadeen iney dameerka kaxeystaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH6 Kolkaasay waxay ku yidhaahdeen sida Ciise u amray, markaasay oggolaadeen. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)6 Waẖay kuḋehen sidu Yesu farey; way ḋafen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah6 Kolkaasay waxay ku yidhaahdeen sida Ciise u amray, markaasay oggolaadeen. See the chapter |