Markos 11:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 ayaa kuwa halkaas taagnaa iyaga weydiiyeen, “Maxaad dameerka u furaysaan?” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Kuwa halkaa taagnaa qaarkood waxay ku yidhaahdeen, Maxaad samaynaysaan oo u furaysaan qaylka? See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Gharkodha kuwi jogen ẖagas, waẖay kuḋehen: Maẖad subineysin odufureysin khelka. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Kuwa halkaa taagnaa qaarkood waxay ku yidhaahdeen, Maxaad samaynaysaan oo u furaysaan qaylka? See the chapter |