Online Bible

- Advertisements -

Markos 11:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

33 Kadib waxey Ciise ugu jawaabeen, “Ma garaneyno.” Ciise ayaa yiri, “Aniguna idiin ma sheegi doono awoodda aan waxyaalahan ku sameynayo.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

33 Markaasay Ciise u jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Garan mayno. Ciisena wuxuu ku yidhi, Aniguna idiin sheegi maayo amarka aan waxan ku sameeyo.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

33 Way jawaben, waẖay kuḋehen Yesu: Ma naghan. Yesuna waẖu kuyiri: Anigana idin ma shegayi amar sidee ban kusubiya waẖ ẖan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

33 Markaasay Ciise u jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Garan mayno. Ciisena wuxuu ku yidhi, Aniguna idiin sheegi maayo amarka aan waxan ku sameeyo.

See the chapter Copy

Markos 11:33

Follow us:

Advertisements

Advertisements