Online Bible

- Advertisements -




Markos 11:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

32 Laakiin haddii aan niraahno, ‘Dadka xaggiisa ayuu ka yimid,’ Maxaa dhici doona?” Waxey ka cabsadeen dadka, waayo qof walba wuxuu aaminsanaa in Yooxanaa nebi ahay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

32 Laakiin haddii aynu nidhaahno, Xagga dadka ayuu ka yimid, dadkay ka baqeen. Waayo, kulli waxay u haysteen Yooxanaa inuu nebi yahay.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

32 Ilowse hadan ḋahno: Dad bukayimid, waẖay kaa̱bsaden dadka, sababti kuli waẖay arken Yohana inu yahay nebi run ah.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

32 Laakiin haddii aynu nidhaahno, Xagga dadka ayuu ka yimid, dadkay ka baqeen. Waayo, kulli waxay u haysteen Yooxanaa inuu nebi yahay.

See the chapter Copy




Markos 11:32

Follow us:

Advertisements


Advertisements