Online Bible

- Advertisements -




Markos 11:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

31 Intey dhexdooda ka wada hadleen ayey isku yiraahdeen, “Haddii aan dhahno, ‘samada xaggeeda,’ wuxuu na weydiin doonaa, ‘Maxaad u aamini weyseen?’

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

31 Dhexdooda ayay iskala hadleen iyagoo leh, Maxaynu nidhaahnaa? Haddaynu nidhaahno, Xagga jannada, wuxuu inagu odhanayaa, Haddaba maxaad u rumaysan weydeen?

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

31 Way islahadlen ḋaẖdodha, waẖay ḋehen: Hadan ḋahno i̱rka yukayimid, waẖu ḋehi: Maẖad uamini weysen hade?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

31 Dhexdooda ayay iskala hadleen iyagoo leh, Maxaynu nidhaahnaa? Haddaynu nidhaahno, Xagga jannada, wuxuu inagu odhanayaa, Haddaba maxaad u rumaysan weydeen?

See the chapter Copy




Markos 11:31

Follow us:

Advertisements


Advertisements