Online Bible

- Advertisements -




Markos 11:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Haddii qof idin weydiiyo, ‘Maxaad xarigga uga furaysaan?’ Waxaad ku tiraahdaan, ‘Sayidka ayaa u baahan oo wuu soo celin doonaa.’ ”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Haddii nin idinku yidhaahdo, Maxaad waxan u samaynaysaan? Waxaad ku tidhaahdaan, Sayidkaa u baahan, oo kolkiiba wuu u soo diri doonaa halkan.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Hadu ghof idinḋoho: Maẖad sidan usubineysin? Ḋaha: Ader bamuẖtaj uah, marko waẖu usoḋibi inta.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

3 Haddii nin idinku yidhaahdo, Maxaad waxan u samaynaysaan? waxaad ku tidhaahdaan, Sayidkaa u baahan, oo kolkiiba wuu u soo diri doonaa halkan.

See the chapter Copy




Markos 11:3

Follow us:

Advertisements


Advertisements