Markos 11:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Markaas ayey weydiiyeen “Awoodee ayaad waxyaalahan ku sameysaa? Yaana ku siiyay awoodan?” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH28 Markaasay waxay ku yidhaahdeen, Amarkee baad waxan ku samaysaa? Yaa amarkan ku siiyey inaad waxan ku samayso? See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)28 Amar kee bad kusubisa waẖ ẖan, yana kusiyey amar kan ad kusubiso waẖ ẖan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah28 Markaasay waxay ku yidhaahdeen, Amarkee baad waxan ku samaysaa? Yaa amarkan ku siiyey inaad waxan ku samayso? See the chapter |