Markos 11:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Ciise iyo xertiisi waxey u soo laabteen Yeruusaalem, markaas ayaa Ciise oo macbadka dhex socday waxaa u yimid gudoomiyayaashii wadaaddada, macalimiinta sharciga Muuse iyo odayaasha. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH27 Mar kale ayay Yeruusaalem yimaadeen. Oo goortuu macbudkii dhex marayay waxaa u yimid wadaaddadii sare iyo culimadii iyo waayeelladii. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)27 Hadana waẖay garen Yerusalem. Kolku kuwaregayey betmaghdeska, waẖa uimaden wadadahi waweyna iyo kuwi fartayaghan iyo dugheyda, waẖay kuḋehen: See the chapterKitaabka Quduuska Ah27 Mar kale ayay Yeruusaalem yimaadeen. Oo goortuu macbudkii dhex marayay waxaa u yimid wadaaddadii sare iyo culimmadii iyo waayeelladii. See the chapter |