Online Bible

- Advertisements -

Markos 11:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

24 Sidaa darteed waxaan idin leeyahay, wax walboo aad salaadda ku baridaan aamina inaad hesheen waadna heli doontaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

24 Sidaa darteed, waxaan idinku leeyahay, wax kasta oo aad tukasho ku baridaan, rumaysta inaad hesheen oo way idiin ahaan doontaa.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

24 Sabab tan waẖan idin leyahay: Waẖ walba odrabtin, kolkad tukaneysan, amina wad heleysane wadna heli dontan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

24 Sidaa darteed, waxaan idinku leeyahay, wax kasta oo aad tukasho ku baridaan, rumaysta inaad hesheen oo way idiin ahaan doontaa.

See the chapter Copy

Markos 11:24

Follow us:

Advertisements

Advertisements