Markos 11:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Markaas ayaa Butros xasuustay wixii Ciise geedka ku yiri oo wuxuuna yiri, “Macalinow, fiiri! Geedkii berdaha ahaa ee aad habaartay wuu qalalay!” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH21 Markaasaa Butros soo xusuustay, oo wuxuu ku yidhi, Macallinkaygiiyow, eeg, geedkii berdaha ahaa oo aad habaartay waa engegay. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)21 Sa Petro wa ẖasustey, waẖu kuyiri: Maa̱lin firi tinigi ad habartey waengegey. See the chapterKitaabka Quduuska Ah21 Markaasaa Butros soo xusuustay, oo wuxuu ku yidhi, Macallinkaygiiyow, eeg, geedkii berdaha ahaa oo aad habaartay waa engegay. See the chapter |