Online Bible

- Advertisements -




Markos 11:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Goortii uu dadka wax barayay ayuu iyagii ku yiri, “Qoraalku wuxuu leeyahay, ‘Gurigeyga waxaa loogu yeeri doonaa meel quruumaha oo dhan ey yimaadaan oo ku duceystaan.’ Laakiin waxaad ka dhigteen xerada tuugada.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Markaasuu wax baray oo ku yidhi, Miyaanay qornayn, Gurigayga waxaa quruumaha oo dhan loogu yeedhi doonaa guriga tukashada? Idinkuse waxaad ka dhigteen god tuugo.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

17 Wau barey, waẖu kuyiri: Sow lugumaḋigin: Aghal keyga waẖa loguyeri aghalki salada dadka oḋan? Idinkana waẖad kaḋigten gharki tugaga.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

17 Markaasuu wax baray oo ku yidhi, Miyaanay qornayn, Gurigayga waxaa quruumaha oo dhan loogu yeedhi doonaa guriga tukashada? Idinkuse waxaad ka dhigteen god tuugo.

See the chapter Copy




Markos 11:17

Follow us:

Advertisements


Advertisements