Markos 11:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Ciise markii uu Yeruusaalem gaaray wuxuu galay macbadka oo ka saaray kuwii meesha ku ganacsanayay. Wuxuuna rogay miisaskii lacagta lagu beddelayay iyo kuraastii kuwii qoolleyda gadayay, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH15 Waxay yimaadeen Yeruusaalem. Ciisena macbudka ayuu galay oo bilaabay inuu ka eryo kuwii macbudkii wax ku iibinayay iyo kuwii wax ka iibsanayay. Wuxuuna rogay miisaskii kuwii lacagta bedbeddelayay iyo kursiyadii kuwii qoolleyaha iibinayay. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)15 Waẖay garen Yerusalem, Yesuna waẖu galey betmaghdeska, waẖu bilabey inu eriyo kuwi kugadayen iyo kuwi kagadanayen betmaghdeska gudahisa, waẖu gediyey miski kuwa sarifa laa̱gta, iyo gembaradi kuwa gadayen gholey; See the chapterKitaabka Quduuska Ah15 Waxay yimaadeen Yeruusaalem. Ciisena macbudka ayuu galay oo bilaabay inuu ka eryo kuwii macbudkii wax ku iibinayay iyo kuwii wax ka iibsanayay. Wuxuuna rogay miisaskii kuwii lacagta bedbeddelayay iyo kursiyadii kuwii qoolleyaha iibinayay. See the chapter |