Markos 11:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Kadibna Ciise wuxuu geedkii ku yiri, “Haddaba qofna mirro ma kaa cuni doono weligaa.” Xertiisina wey maqleen wuxuu yiri. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH14 Ciise baa u jawaabay oo geedkii ku yidhi, Hadda dabadeed weligaa ninna yuu midho kaa cunin. Xertiisiina waa maqashay. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Tan iyo manta iyo weliga ghofna yusan kau̱nin mira. Asaẖab tisa way maghlen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah14 Ciise baa u jawaabay oo geedkii ku yidhi, Hadda dabadeed weligaa ninna yuu midho kaa cunin. Xertiisiina waa maqashay. See the chapter |