Online Bible

- Advertisements -




Markos 10:47 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

47 Markii uu maqlay Ciisihii reer Naasared inuu halkaas marayo ayuu qayliyay oo yiri, “Ciisow ina Daa’uudow, ii naxariiso!”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

47 Goortuu maqlay inuu yahay Ciisihii reer Naasared, wuxuu bilaabay inuu aad u qayliyo oo yidhaahdo, Ciise, ina Daa'uudow, ii naxariiso.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

47 Kolku maghley inu yehay Yesu ki Nasaret, waẖu bilabey inu ghayliyo oshadlo: Yesu Wilki Daud inaẖariso.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

47 Goortuu maqlay inuu yahay Ciisihii reer Naasared, wuxuu bilaabay inuu aad u qayliyo oo yidhaahdo, Ciise, ina Daa'uudow, ii naxariiso.

See the chapter Copy




Markos 10:47

Follow us:

Advertisements


Advertisements