Online Bible

- Advertisements -




Markos 10:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

45 Waayo Wiilka Aadanahu uma imaan in loo adeego, laakiin inuu adeego, iyo inuu naftiisa u huro si uu kuwo badan u badbaadiyo.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

45 Waayo, Wiilka Aadanahu uma iman in loo adeego laakiin inuu adeego iyo inuu naftiisa dad badan furashadooda u bixiyo.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

45 Sababti Wilki Aden umaimanin in loadego, ilowse inu adego iyo inu biẖiyo noloshisa hafurte kuwa badan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

45 Waayo, Wiilka Aadanahu uma iman in loo adeego laakiin inuu adeego iyo inuu naftiisa dad badan furashadooda u bixiyo.

See the chapter Copy




Markos 10:45

Follow us:

Advertisements


Advertisements