Online Bible

- Advertisements -




Markos 10:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

42 Laakiin Ciise ayaa iskugu yeeray oo ku yiri, “Waad garaneysaan sida ey boqorrada dadka aan Yuhuudda ahayn ugu taliyaan dadkooda, iyo sida ey madaxdu dadka si awood ah ugu taliyaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

42 Laakiin Ciise baa u yeedhay oo ku yidhi, Idinku waad garanaysaan in kuwa loo malaynayo inay quruumaha madaxdooda yihiin ay u taliyaan, oo kuwooda u waaweynna ay xukun ku leeyihiin.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

42 Yesuna wau uyerey, waẖu kuyiri: Wa taghanin, kuwi loogyahay dauladi dadka wa utaliyan, kuwi kawaweyna waẖay kughaban tala korkodha.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

42 Laakiin Ciise baa u yeedhay oo ku yidhi, Idinku waad garanaysaan in kuwa loo malaynayo inay quruumaha madaxdooda yihiin ay u taliyaan, oo kuwooda u waaweynna ay xukun ku leeyihiin.

See the chapter Copy




Markos 10:42

Follow us:

Advertisements


Advertisements