Markos 10:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub40 laakiin inaad midigtayda ama bidixdayda fariisataan anigu ma idiin ogolaan karo. Boosaskaas waxaa leh kuwii loo diyaariyay.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH40 laakiin inaad midigtayda iyo bidixdayda fadhiisataan anigu ma lihi inaan idin siiyo, laakiin waxaa la siin doonaa kuwa loo diyaargareeyey. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)40 Ilowse faḋigi midig teyda iyo bidaẖ deyda amar kumalihi inan idinsiyo, ilowse waẖa lasin kuwi loḋigey tayar. See the chapterKitaabka Quduuska Ah40 laakiin inaad midigtayda iyo bidixdayda fadhiisataan anigu ma lihi inaan idin siiyo, laakiin waxaa la siin doonaa kuwa loo diyaargareeyey. See the chapter |