Markos 10:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Markaas ayaa Ciise ku yiri, “Ma garaneysaan waxaad weydisaneysaan, miyaad ka cabi kartaan koobka aan ka cabayo, mise miyaa la idin ku baabtiisi karaa baabtiiskii la igu baabtiisay?” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH38 Laakiin Ciise wuxuu ku yidhi, Garan maysaan waxaad weyddiisanaysaan. Ma karaysaan inaad ka cabtaan koobka aan ku dhowahay inaan ka cabbo, iyo in laydinku baabtiiso baabtiiska laygu baabtiisay? See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)38 Yesu waẖu kuyiri: Mataghanin waẖad tugeysan. Ma a̱bi kartan fijanka ona̱bo, onalaidinkubatisa batiski laigubatisey? See the chapterKitaabka Quduuska Ah38 Laakiin Ciise wuxuu ku yidhi, Garan maysaan waxaad weyddiisanaysaan. Ma karaysaan inaad ka cabtaan koobka aan ku dhowahay inaan ka cabbo, iyo in laydinku baabtiiso baabtiiska laygu baabtiisay? See the chapter |