Online Bible

- Advertisements -




Markos 10:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 wey bahdili doonaan oo candhuuf ayaa lagu tufi doonaa, waana la garaaci doonaa illaa uu ka dhinto. Saddex maalmood kadibna wuu soo sarakici doonaa.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

34 Wayna ku kajami doonaan, oo ku tufi doonaan, oo karbaashi doonaan, wayna dili doonaan, saddex maalmood dabadeedna wuu soo sara kici doonaa.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

34 wayna kua̱yarayan, waẖay kuḋufanayan jedal, waẖay kutufayan anḋuf, wayna dilayan, beriga sedaẖadna wausonolanaya.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

34 Wayna ku kajami doonaan, oo ku tufi doonaan, oo karbaashi doonaan, wayna dili doonaan, saddex maalmood dabadeedna wuu soo sara kici doonaa.

See the chapter Copy




Markos 10:34

Follow us:

Advertisements


Advertisements