Online Bible

- Advertisements -




Markos 10:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

31 Laakiin kuwo badan oo sareeya wey hooseyn doonaan kuwo hooseeyana wey sareeyn doonaan.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

31 Laakiin kuwa badan oo hore waa dambayn doonaan, kuwa dambena waa horrayn doonaan.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

31 Ilowse kuwa badan okuwi hore ah, waẖay noghonayin kuwi dambe, iyo kuwa dambena waẖay noghonayin kuwi hore.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

31 Laakiin kuwa badan oo hore waa dambayn doonaan, kuwa dambena waa horrayn doonaan.

See the chapter Copy




Markos 10:31

Follow us:

Advertisements


Advertisements