Online Bible

- Advertisements -




Markos 10:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

30 oo aan aduunkan ku heli doonin boqol jibaar guriyo, walaalo, hooyo, aabe, caruur iyo dhul, inkastoo la silcin doono, markey dhintaanna waxey heli doonaan nolosha weligeed ah.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

30 oo aan haatan oo la joogo helayn boqol laab guryo ah, iyo walaalo, iyo hooyooyin, iyo carruur, iyo beero, wuxuuna la heli doonaa silec, wakhtiga imanayana nolosha weligeed ah.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

30 onan logudeynin boghol gor wakhti gan; guri iyo walala iyo gebḋa walala ah iyo ilma iyo bera kolki eriska iyo wakhtigi iman dono noloshi weligedh.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

30 oo aan haatan oo la joogo helayn boqol laab guryo ah, iyo walaalo, iyo hooyooyin, iyo carruur, iyo beero, wuxuuna la heli doonaa silec, wakhtiga imanayana nolosha weligeed ah.

See the chapter Copy




Markos 10:30

Follow us:

Advertisements


Advertisements