Markos 10:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Ciisana wuxuu ku yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, ma jiro qof dartey iyo warka wanaagsan dartiis uga soo tagay gurigiisa, walaalkiis, walaashiis, hooyadiis, aabihiis, caruurtiisa, dhulkiisa See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH29 Ciise wuxuu ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Ma jiro nin aawaday iyo injiilka aawadiis uga tegey guri, ama walaalo, ama hooyo, ama aabbe, ama carruur, ama beero, See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 Yesu wa jawabey, waẖu yiri: Amin waẖan idinleyahay: Majiro ghof ḋafey guri ama walala ama gebḋa walala ah ama aba ama habar ama nag ama ilma ama bera daradeyda iyo anjilka daradisa, See the chapterKitaabka Quduuska Ah29 Ciise wuxuu ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Ma jiro nin aawaday iyo injiilka aawadiis uga tegey guri, ama walaalo, ama hooyo, ama aabbe, ama carruur, ama beero, See the chapter |