Online Bible

- Advertisements -




Markos 10:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

28 Markaas ayaa Butros ku yiri, “Anagu wax walba waan kasoo tagnay si aan adiga kuu raacno!”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

28 Kolkaasaa Butros bilaabay inuu ku yidhaahdo, Annagu wax walba waannu ka wada tagnay, waana ku raacnay.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

28 Sa Petro waẖu bilabey inu kuḋeho: Firi anaka wan ḋafney kuli, onkura̱ney adiga.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

28 Kolkaasaa Butros bilaabay inuu ku yidhaahdo, Annagu wax walba waannu ka wada tagnay, waana ku raacnay.

See the chapter Copy




Markos 10:28

Follow us:

Advertisements


Advertisements