Online Bible

- Advertisements -




Markos 10:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

27 Ciise ayaa intuu iyaga fiiriyay ku yiri, “Binu aadanka agtooda arintan macquul kama aha, laakiin Illaahey xaggiisa wax walba suurtogal ayey ka yihiin.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

27 Markaasaa Ciise eegay oo ku yidhi, Waxanu uma suurtoobaan dadka, waxbase uma aha Ilaah, waayo, wax waluba waa u suurtoobaan Ilaah.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

27 Yesu waẖu firiyey ayaka, waẖu yiri: Dad lugumakarayo Ilahey mahee; sababti kuli Ilahey wa kara.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

27 Markaasaa Ciise eegay oo ku yidhi, Waxanu uma suurtoobaan dadka, waxbase uma aha Ilaah, waayo, wax waluba waa u suurtoobaan Ilaah.

See the chapter Copy




Markos 10:27

Follow us:

Advertisements


Advertisements