Online Bible

- Advertisements -




Markos 10:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 Xaqiiqdii, inuu qof hanti leh galo boqortooyada Illaah waxaa ka fudud inuu neef geel ah dhex maro cirbad duleelkeed.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Nin hodan ah inuu boqortooyada Ilaah galo waxaa ka hawl yar in awr irbad daloolkeed ka duso.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

25 Waẖa kafudud rati inu kaduso i̱rbad dulel kedha nin tajir ah inu galo suldanimadi Ilahey.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

25 Nin hodan ah inuu boqortooyada Ilaah galo waxaa ka hawl yar in awr irbad daloolkeed ka duso.

See the chapter Copy




Markos 10:25

Follow us:

Advertisements


Advertisements