Markos 10:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Laakiin ninkii markii uu maqlay arintan wuu ka xumaaday, waayo wuxuu lahaa maal badan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 Hadalkaas ayuu ka qulbay, wuuna baxay isagoo calool xun, waayo, wuxuu ahaa mid waxyaalo badan leh. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)22 Asagana folku kadudey hadal kas dara disa, waẖu kutagey murug, sababti waẖu laha mal badan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 Hadalkaas ayuu ka qulbay, wuuna baxay isagoo calool xun, waayo, wuxuu ahaa mid waxyaalo badan leh. See the chapter |