Online Bible

- Advertisements -




Markos 10:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Maxaad iigu yeereysaa wanaagsanow? Qof wanaagsan ma jiro Illaahey maahee.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 Ciise wuxuu ku yidhi, Maxaad iigu yeedhaysaa, Wanaagsanow? Mid wanaagsan ma jiro mid maahee, kaasuna waa Ilaah.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

18 Yesu waẖu kuyiri: Maẖad igushegi fia̱nan? Majiro mid fia̱n midko mahee, wa Ilahey.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

18 Ciise wuxuu ku yidhi, Maxaad iigu yeedhaysaa, Wanaagsanow? Mid wanaagsan ma jiro mid maahee, kaasuna waa Ilaah.

See the chapter Copy




Markos 10:18

Follow us:

Advertisements


Advertisements