Markos 10:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Markaas ayuu ugu jawaabay, “Mid walboo xaaskiisa fura oo mid kale guursada wuu sineystay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH11 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Ku alla kii naagtiisa furaa oo mid kale guursadaa ayaa ka sinaysta. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)11 Waẖu kuyiri: Ninki fura nag tisa ogursada mid kale, wa kama̱siyeysta; See the chapterKitaabka Quduuska Ah11 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Ku alla kii naagtiisa furaa oo mid kale guursadaa ayaa ka sinaysta. See the chapter |