Markos 1:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Isla waqtigaas Ciise ayaa ka yimid Naasareddii Galili, oo Yooxanaa ayaa isaga ku baabtiisay webi Urdun. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Wakhtigaas waxay noqotay in Ciise ka yimid Naasared tii Galili, oo Yooxanaa baa Webi Urdun ku baabtiisay isagii. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Waẖay eheyd berya has, Yesu waẖu kaimadey Nasaret ki Galilaya, Yohana banakubatisey Yordan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Wakhtigaas waxay noqotay in Ciise ka yimid Naasared tii Galili, oo Yooxanaa baa Webi Urdun ku baabtiisay isagii. See the chapter |