Markos 1:43 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub43 Ciisana wuu diray ninkii isaga oo canaantay oo ku yiri, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH43 Ciisena aad buu u xukumay, oo markiiba ayuu iska diray, See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)43 H̱og bu uamrey, wu iskadirey ẖagisa, waẖu kuyiri: Firi ha ushegin ghofna war kan, ilowse ka̱ istus wadadka, See the chapterKitaabka Quduuska Ah43 Ciisena aad buu u xukumay, oo markiiba ayuu iska diray, See the chapter |