Online Bible

- Advertisements -




Markos 1:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Aroornimadii weli inta uusan waagii si fiican u baryin ayuu Ciise intuu kacay ayuu tagay meel cidla ah si uu u soo duceysto.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Aroortii hore intaan weli waagii beryin ayuu kacay oo wuxuu tegey meel cidla ah, halkaasuuna ku soo tukanayay.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

35 Saladi tan iyo intusan wagaberin, intu kae̱y bubaẖey, waẖu ukae̱y melan dad lehen, wa ukusotukadey ẖagas.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

35 Aroortii hore intaan weli waagii beryin ayuu kacay oo wuxuu tegey meel cidla ah, halkaasuuna ku soo tukanayay.

See the chapter Copy




Markos 1:35

Follow us:

Advertisements


Advertisements