Markos 1:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Wax baritaankiisi ayaa ka yaabiyay dadka, waayo wuxuu wax u baray sidii mid awood leh, mana uu ahayn sida macalimiinta sharciga Muuse oo kale. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 Waxayna la yaabeen wax bariddiisa, waayo, wuxuu wax u barayay sida mid amar leh, oo uma uu baraynin sida culimada. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)22 Way kuyaben barid disa, sababti waẖu kubarayey sidi mid amar leh manaaha sidi kuwi fartayaghan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 Waxayna la yaabeen wax bariddiisa, waayo, wuxuu wax u barayay sida mid amar leh, oo uma uu baraynin sida culimmada. See the chapter |