Online Bible

- Advertisements -




Markos 1:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 Ciise iyo xertiisi waxey aadeen Kafarna’um. Oo maalintii Sabtida Ciise wuxuu tagay sunagogga wuxuuna bilaabay inuu dadka wax baro.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Markaasay Kafarna'um galeen, oo markiiba sabtida wuxuu galay sunagogga oo dadka wax baray.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

21 Waẖay galen Kapernaum, markiba berigi sabato waẖu galey sunagug, osbarey.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

21 Markaasay Kafarna'um galeen, oo markiiba sabtida wuxuu galay sunagogga oo dadka wax baray.

See the chapter Copy




Markos 1:21

Follow us:

Advertisements


Advertisements